Caawa oo kale 2 sano ka hor ayuu Madaxweyne @M_Farmaajo ii dalacsiiyay generaal iina magacaabay Taliye-Xigeenka 2 Ciidanka Boliiska. Madaxweynaha, Bulshada iyo intii i garab istaagtay waan u mahad celinaaya waxaana balan ah in aan laba jibaaro shaqada u haaya bulshada Soomaliyed
Brig Gen Zakia Hussen
2,425 posts
Senior Police Peacekeeping Advisor, AU Peacekeeping/ Former Deputy Police Commissioner of the Somali Police Force
- Wasiirkii hore Amniga Jubbaland Cabdirashid Xasan (Janan) ayaa saakay ka baxsaday halkii u ku xirnaa, heyadaha amniga ayaa ku raad jooga, inay gacanta kusoo dhigaan eedeysanahaas oo loo haysto danbiyo kala duwan, shacabkuna ay soo wargaliyaan hadii ay arkaan. #Mogadishu
- Somali Police Force successfully apprehended a suspected terrorist who after throwing hand-grenade at Wardhigley Police station ran into a house. Following a chase and shoot out, the suspected has been caught alive. #Mogadishu #Somalia
- Goormaa heli doonaa fursad aan ku dalxiisno webiyada Shabelle iyo Jubba.... Allow, dal barwaaqo na siisayee dad damiir leh naga dhig 🤲🏾
- Dhalinyarada Soomaliyeed waxeey ku mashquulsanyihiin ilaalinta kuna raaxeysanayaan hormarka dalkooda Youth of Somalia are busy enjoying and/or guarding the progress of their motherland #SPF991
- Ciidanka Boliiska gaar ahaan Hoggaanka Dembi Baarista ee CID ayaa soo qabtay shabakad ka ganacsata caruurta taasoo la daba joogay muddo hal bil waxaana howlgalkaas lagu soo qabtay 11 eedeysaniyaal oo 8 ay yihiin haween. #Mogadishu
- Ciidanka Boliiska Soomaliyeed ayaa shalay ay taariikhdu ahayd 31/08/2019 soo xiray eedeeysane C/Rashiid Xassan Nuur 'Janan' kaasoo ku eedaysan dambiyo culus, kiiskaas oo hada ay baarayaan ciidanka boliiska. #Mogadishu
- Ciidanka Boliiska Galmudug ayaa xalay xili dambe howlgal ay ka fuliyeen magaalada Cadaado ku soo qabtay eedeeysane Maxamed Ibrahim Cismaan, 24 jir ah, ku dhashay Muqdisho laguna tuhmaayo inuu ku lug lahaa kiiska marxuumad Xamdi Maxamed Faarax kana baxsaday Xamar falka ka dib.
- Goodirka waa astaanta Ciidanka Boliiska. Ciidanka Boliiska waa halka ay ka bilaabata dowladnimada iyadoo la aasaasay 18 sano ka hor intaanan la qaadanin xuriyada. Waa astaan u taagan Nabad, hormar iyo qaranino Mahad sanid Mudane @HassanAKhaire @SomaliPM #Mogadishu
00:00 - Anagoo kashaneyna shacabka #Mogadishu waxaan soo qabanay hub aad u fara badan oo lagu aasay god weyn oo ku yaalla Ceelasha Biyaha Waxaanna la qiyaasayaa in uu ahaa Keydkii hubka ee ugu weyna ee Al-shabaab. @SomaliPM @TheVillaSomalia
00:00 - أَذْهِبِ الْبَأْسَ رَبَّ النَّاسِ وَاشْفِ أَنْتَ الشَّافِي لَا شِفَاءَ إِلَّا شِفَاؤُكَ شِفَاءٌ لَا يُغَادِرُ سَقَمَاً
- Major step forward tonight! President @M_Farmaajo signs the Election Law, @SomaliPM #Mogadishu #Somalia
00:00 - Waxaan aad ugu hambalyeenaa walaalkeey Kaniif oo loo magacaabay Taliye Xigeenka Boliiska. Nin dhalinyaro ah, maskax furan, howlkar ah oo wadinimo ku dheehantahay dhammanteen ku og cadaalad iyo geesinimo boliiskana u baahan! NB; Taliye Xigeenada Boliiska waa labo #Mogadishu











