Raโiisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Guddiga Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda iyo Midnimada ee sanad-guuradii 66-aad ee 26-ka Juun iyo 1-da Luulyo 1960.
OPM Somalia ๐ธ๐ด
6,437 posts
- Raโiisul Wasaaraha XJFS Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Guddiga Sare ee Maamulka Sanduuqa Qaran ee Maareynta Khataraha Musiibooyinka. Waxaa digreetada magacaabista akhriyay Afhayeenka Xukuumadda Abdinasir Ahmed Bashir
00:00 - PM #HamzaAbdiBarre today held a productive meeting with the #Italian Ambassador to Somalia, Amb. Pier Daccรฒ Coppi. The PM Prime was briefed on ongoing development assistance projects funded by the Government of Italy. H.E Hamza thanked the Italy for the unwavering support.
- ู ุฌูุณ ุงููุฒุฑุงุก ุงูุตูู ุงูู ููุงูุด ุฎุทุฉ ุชูููุฐ ุงูุฏุณุชูุฑ (2026โ2029) ููุคูุฏ ุณุฑูุงูู ุฑุณู ููุงุ ู ุน ุงุณุชุนุฑุงุถ ุฃููููุงุช ุชุดู ู ุฅูุดุงุก ููุฆุงุช ูุทููุฉุ ูู ุชุงุจุนุฉ ุฅุตูุงุญุงุช ุงูุชุฎุงุจูุฉุ ูุฅูุฑุงุฑ ุณูุงุณุงุช ูุงุชูุงููุงุชุ ุฅุถุงูุฉ ุฅูู ุชุฑููุฉ ุฏุจููู ุงุณูุฉ ุฌุฏูุฏุฉ.
- ุงุณุชูุจู ุฑุฆูุณ ุงููุฒุฑุงุก ุงูุตูู ุงููุ ุญู ุฒุฉ ุนุจุฏู ุจุฑูุ ุณููุฑ ุงููู ู ูุฏู ุงูุตูู ุงูุ ูุถูู ุนูู ุฃุญู ุฏ ุงูุญููุ ุญูุซ ุจุญุซ ุงูุฌุงูุจุงู ุชุนุฒูุฒ ุงูุนูุงูุงุช ุงูุฃุฎููุฉ ูุงูุชุนุงูู ูู ู ุฌุงูุงุช ุงูุฃู ู ูุงูุชุฌุงุฑุฉ ูุงููุฌุฑุฉ ูุงูู ูุงูุฆ ูุงูุทูุฑุงูุ ุฅูู ุฌุงูุจ ู ูุงูุญุฉ ุชูุฑูุจ ุงูุจุดุฑ. ูุฃุดุงุฏ ุงูุณููุฑ ุงููู ูู ุจุชูุฏู ุงูุตูู ุงู ูู ุงูุฃู ู ูุงูุชูู ูุฉ.
- Muqdisho , 14-ka May , 2026 : Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay agaasimeyaasha Guud ee qaar ka mid ah wasaaradaha xukuumadda Dan Qaran si loo dardargaliyo hawlihii socday.
- Deputy Prime Minister H.E. @SalahJama today co-chaired a meeting with EU Ambassador to Somalia @francescaDM_EU and @EUinSomalia Ambassadors focused on rule of law, democratisation, inclusive political dialogue, elections, security, and Somaliaโs economic reform agenda.
- Prime Minister Hamza Abdi Barre held productive discussions today with Abdullahi Bin Salem Al Nuaimi, Ambassador of Qatar to Somalia. The meeting focused on strengthening bilateral relations and enhancing cooperation across areas of mutual interest.
- Raโiisul Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka hadlay xaaladda dalka ayaa tilmaamay in dowladda Soomaaliya ay diyaar u tahay dhageysiga aragtida siyaasiyiinta ka aragtida duwan balse aan la aqbali karin in khalkhal la galiyo amniga iyo xasilloonida dalka.
00:00 - Raโiisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kadib markii uu arkay qodobka 120-aad, Dastuurka JFS, islamarkaasna tixgaliyay talada Madaxweynaha , ayuu Wasiirka Warfaafinta , Dhaqanka iyo Dalxiiska u magacaabay Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud.
- Raโiisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa caawo casho sharaf u sameeyay madax iyo masโuuliyiin ka socota Ururada Bulshada Rayidka ah , waxayna ka wada hadleen xaaladda guud ee dalka.
00:00 - OPM Somalia ๐ธ๐ด repostedHambalyo, Ugaas Cabdirisaaq Ugaas Cabdullaahi Ugaas Xaashi, Ugaaska Guud ee Beesha Murursade. Maanta waa maalin taariikhi ah oo muujinaysa kalsoonida, karaamada, iyo maamuuska ay kuu hibeeyeen bulshada aad matalayso, waa maalin xambaarsan farriin qoto dheer oo ku aaddan hoggaan,
- Qodobadii lagu ansixiyay, qaarna looga hadlay shirka Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Dan Qaran ee qabsoomay maanta. Shirka ayaa lagu ansixiyay Adeegga Mideysan ee Halmeel oo muwaadhinka u sahli doonta in uu hal goob ka wada helo adeegyadda dowlada oo dhan, sida baasaboorka.




























