Muqdisho-(SONNA)-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifatax Cabdulqaadir Faarax, ayaa qaabilay wafdi ay hoggaamineyso Madaxa Barnaamijyada FAO ee Soomaaliya Marwo Verenica Mutiro.…
Muqdisho,(SONNA):- Taliska Qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta martigeliyey kulan deg-deg ah oo looga hadlay xaaladda amniga…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in Mareykanku uu hawlgallo dagaal oo waaweyn uu ku qaaday Iiraan ,iyadoo Israa'iil ay…
Ankara(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Türkiye, Hakan Fidan, ayaa Jimcihii khadka telefoonka kula hadlay dhiggiisa dalalka Pakistan, Afghanistan, Qatar iyo Sacuudi…
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) iyo Hay’adda Teknolojiyadda iyo Isgaarsiinta ee Jamhuuriyadda Türkiye (BTK) ayaa kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad ah (MoU)…
Haikou(SONNA):-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mohamud Abdullahi (Abukaate), ayaa si rasmi ah uga qeybgalay…
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa Todobaadkii hore guddoonsiisay Shirkadda Starlink rukhsadda isgaarsiineed oo ay kaga howlgeleyso dalka Soomaaliya. Munaasabadda guddoonsiinta…
𝐌𝐮𝐪𝐝𝐢𝐬𝐡𝐨, 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho heshiis taariikhi ah oo gaaraya $68.5 milyan kula saxiixatay Dowladda…
Muqdisho-(SONNA)-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifatax…
Yaaqbariwayne-Shabeellada hoose-(SONNA)– Ururka 161-aad ee Guutada 16’aad Komaandooska Danab ayaa si guul leh u fuliyay…
Baydhabo-(SONNA)-Wasiirka Xannaanada Xoolaha XFS Mudane Xasan Xuseen Maxamed (Eeley) ayaa deeq xoolo nool ah ku…
Muqdisho-(SONNA)-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo garabsanaya ciidamada deegaanka ayaa howlgal qorsheysan ku…