Dowladda Soomaaliya iyo hay’adda FAO oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dhinac

Muqdisho-(SONNA)-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifatax Cabdulqaadir Faarax, ayaa qaabilay wafdi ay hoggaamineyso Madaxa Barnaamijyada FAO ee Soomaaliya Marwo Verenica Mutiro.…

CAALAMKA

Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo

Muqdisho,(SONNA):- Taliska Qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta martigeliyey kulan deg-deg ah oo looga hadlay xaaladda amniga…

Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in Mareykanku uu hawlgallo dagaal oo waaweyn uu ku qaaday  Iiraan ,iyadoo Israa'iil ay…

Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan

Ankara(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Türkiye, Hakan Fidan, ayaa Jimcihii khadka telefoonka kula hadlay dhiggiisa dalalka Pakistan, Afghanistan, Qatar iyo Sacuudi…

Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) iyo Hay’adda Teknolojiyadda iyo Isgaarsiinta ee Jamhuuriyadda Türkiye (BTK) ayaa kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad ah (MoU)…

GANACSIGA

WARAR DHEERAD AH

Dowladda Soomaaliya iyo hay’adda FAO oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dhinac

Muqdisho-(SONNA)-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifatax…

Ciidanka Danab oo howlgallo amni ka fuliyay Shabeellada hoose

Yaaqbariwayne-Shabeellada hoose-(SONNA)– Ururka 161-aad ee Guutada 16’aad Komaandooska Danab ayaa si guul leh u fuliyay…

Wasiirka Xannaanada Xoolaha XFS oo deeq xoolo nool ah gaarsiiyay Ciidamada qalabka sida

Baydhabo-(SONNA)-Wasiirka Xannaanada Xoolaha XFS Mudane Xasan Xuseen Maxamed (Eeley) ayaa deeq xoolo nool ah ku…

NISA iyo ciidanka deegaanka Shabeellada hoose oo fashiliyay qaraxyo ay maleegayeen khawaarijta

Muqdisho-(SONNA)-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo garabsanaya ciidamada deegaanka ayaa howlgal qorsheysan ku…