50+

Luuqadaha

Luuqadda


English English
አማርኛ Amharic
العربية Arabic
العربية - الأردن Arabic (Jordanian)
العربية التونسية Arabic (Tunisian)
Armenian Armenian
Sign Language American Sign Language
বাংলা Bengali (India)
भोजपुरी Bhojpuri
Bosanski Bosnian
မြန်မာဘာသာ Burmese
中文(繁體,香港) Cantonese (Traditional)
中文(简体) Chinese (Simplified)
中文(繁體) Chinese (Traditional)
Hrvatski Croatian
Français French
Deutsch German
ગુજરાતી Gujarati
Hausa Hausa
हिन्दी Hindi
Bahasa Indonesia Indonesian
Italiano Italian
日本語 Japanese
ಕನ್ನಡ Kannada
한국어 Korean
Кыргызча Kyrgyz
کوردی Kurdish
ພາສາລາວ Lao
𑒧𑒻𑒟𑒱𑒪𑒲 Maithili
മലയാളം Malayalam
मराठी Marathi
नेपाली Nepali
ଓଡ଼ିଆ Odia
فارسی Persian/Farsi
Polski Polish
Português Portuguese
ਪੰਜਾਬੀ Punjabi
ਪੰਜਾਬੀ (ਪੱਛਮੀ) Punjabi (Western)
Русский Russian
Română Romanian
Slovenščina Slovenian
Soomaali Somali
Español Spanish
Kiswahili Swahili
தமிழ் Tamil
తెలుగు Telugu
ไทย Thai
Türkçe Turkish
اردو Urdu
Tiếng Việt Vietnamese
Yorùbá Yoruba
path
Jesus pointing

Xer samaynta Tababarka Waxaa loogu tala galay kooxaha xerta  Ciise 

Inaad noqotaan kuwo aad ugu eg Ciise Masiix

Guud mar

  • Dood wadaagga kooxda
  • Is abaabulid
  • Habka baraaktiiska loo sameeyo
  • 32 firkradood iyo xirfad
  • 20 saacadood oo tababar ah
Group doing zume

Lacag la’aan ayaa lagu heli karaa meel kasta iyo xilli kasataba.

Gudaha u gal oo hoos ka eeg.

Being a disciple

Inaad xerow noqoto

  • Muxuu yahay xerowgu?
  • Maxay tahay Kiisadu?
  • Waa furaha koritaanka ruuxiga ah
  • Inaad si shakhsi ah u barato Baybalka
  • Nolosha ku salaysan ducada adag
  • Addeecitaan iyo iimaan adag
Being a disciple

Xer samayn

  • Wacdiye dadka Warka qorshha Eebbe u sheega
  • Markhaati fura
  • Si wanaagsan u caawiya dadka rumas doon ka aha
  • Rumaysan in dunida oo dhan xer laga buuxiyo
  • Barta habka kiniisadda fudud
  • Tababara kuwa kale
Diyaar baan ahay!

Dad caadi ah. Tallabooyin caadi ah.

zume video

Siday u shaqayso

play button

Waa lacag la’aan is diiwaan galintu waxay kuu suurta galinaysaa inaad nidaamka iyo qalabaka la adeegsado zume training oo dhan heli kartid, oo aad Tababare online ku heli kartid.

play button

Fiidyowyada waxbarashada waxay ka caawiyaan kooxdaada inay fahmaan mabaadi'da aasaasiga ah ee dhufashada xerta.

play button

dood wadaag kooxeed wuxuu ka caawinayaa kooxdaadu inay ka fikiraan dadka lala wadaagay.

play button

waa tababar fudud waxay ka caawinaysaa inay kooxdaadu dhaqan galiyaan wixii ay soo barteen.

play button

Xilli la is dhiirri galiyo waxay ku dhiirri galinaysaa kooxdaada inay sii wadaan wax barashada oo ay koraan inta u dhaxaysa xilliyada.

zume video
Faahfaahin dheeraad ah oo zume ku saabsan

Samee oo abuur koox kuu gaar ah oo aad tababart.

Ku biir tababarka kooxda

Isugu yeedh dhawr asxaabtaada ah, ama Kouras la qaado tira yar oo saaxiibbaddada ah. Abuur koox aad tababarto oo u guur gal horumarka aad ka samaynayso arrintaas.

Aasaas

Ku biir tababarka kooxda

Ku biir tababarka kooxda

Haddii aadan hadda koox samayn Karin, ka fikir inaad ku biir mid ka mid ah cashirrradanaga online ka lagu qaato oo ay hoggaamiyaan dad zume waayo aragnimo u leh.

Ku biir

Codsi tababare

Ku biir tababarka

Waxaan kugu xidhi karnaa tababare zume ah oo lacag la’aan ah, kaas oo diyaar u ah inuu kaa caawiyo sidaad u fahmi lahayd tababarka oo aad u noqon lahayd xerow midho dhal ah.

Hel Caawimaad

Dad dhab ah iyo qisooyin dhab ah.

Real people

Sannado Ayaan si daacad ah uga qayb gali jiray barashada Baybalkaiyo kiniisadda, laakiinse si kastaba ha ahaatee si fiican uma fahmin xaqiiqada sahlan eek u saabsan xer samaynta aan ka helay zume-C

Qof kasta wuu samayn karaa tan. Umana baahnid inaad tahay qof xirfad gaar ah iyo tababar leh.

Tanu waxay khusaysaa xerow kasta oo doonaya inuu dhaqan galiyo amarka weyn. Tababarka zume ee online ka ahu waa ku saabsan nolosha Masiixiyiintu sida ay tahay.

Nidaamka fikiraddiisa guud iyo habka loo dhaqan galiyaba waxay is badal ku sameeyeen kiniisaddana iyo saamaynta aan dunida ku leenahayba.

Zúme=Khamiir

Zume waxaa afka Giriigga lagu dhahaa khamiir. Matayos 13.33 Ciise Masiix wuxuu soo xigtay isaga oo leh, “Boqortooyada Jannanadu waa sida Haweenay qaadatay in yar oo khamiir ah oo ku qooshtay qoosh badan oo daqiiq ah oo wada khamiirisay qooshkii oo dhan.” Tanu waxay tusaale u tahay sida ay dad caadi ah oo adeegsanaya hab caadi ah ugu samayn karaan Boqortooyada Eebbe wax aan caadi ahayn.

Diyaar ma u tahay inaad tallaaba xigta qaaddo?

Registration desk

Lacag la’aan isku qor.

group around a table

Koox isku soo uruuri.

changing the world

Is badal caalamka ku samee.

Bilow