user avatar
Mohamed Hussein Roble
@MohamedHRoble
The Official @X Account of the former 20th Prime Minister of the Federal Republic of Somalia.
Joined September 2020
Posts
  • user avatar
    Congratulations Your Excellence @RTErdogan on your re-election as President of #Turkey. Turkey is a key partner and friend of #Somalia. We remain grateful for your long support to our country. I am certain you’ll continue working towards peace and prosperity for #Turkey
  • user avatar
    في رحاب بيت الله الحرام وفي العشر الأواخر من شهر رمضان الفضيل، نرفع أكفنا بالدعاء إلى رب العالمين: اللهم اجعلنا من عتقائك من النار واجعل بلدي #الصومال آمنا رخاء وسائر بلاد المسلمين ووفقنا لما فيه خير البلاد والعباد.
  • user avatar
    Aad baan uga xumahay wixii xalay & saaka ka dhacay Muqdisho.Dadaal ayaan ku bixinnay in laga baaqsado. Dibadbax nabadeed waa xaq dastuuri ah,balse dibadbax hubeysan MAYA. Doorasho way dhacaysaa,shacabkana waxaan leeyahay: Nabadda aad u soo dhibtooteen yaan la idinka burburin.
    00:00
  • user avatar
    I would like to thank the President, H.E @M_Farmaajo for once again making a major concession in the interest of the Somali people & for entrusting me and my cabinet with the leadership & security of the Federal Elections as well as the implementation of National Security Plan.
  • user avatar
    Sharaf ayay ii tahay in madaxweynaha Jamhuuriyadda mudane @M_Farmaajo ii magacaabay Ra'iisulwasaaraha dalka, waana aqbalay. Waxaan si xushmad leh u weydiisanayaa mudaneyaasha Golaha Shacabku in ay kalsoonidooda i siiyaan si aan u guto waajibaadkeyga.
    00:00
  • user avatar
    Pleased to address today the issues on Feb 19 incidents, security & elections. Thanks 2 the Union of Candidates for their flexibility & to President @M_Farmaajo, the Presidents of GM, HSH & BRA Governor 4 their contribution to the solution; I call upon all to support it.
  • user avatar
  • user avatar
    Qoraalkan ayaan ka soo saaray xaaladda Muqdisho iyo doorashooyinka dalka.
  • user avatar
    Dadka Soomaaliyeed dowlad iyo shacab waxay u mideysan yihiin difaaca baddooda, garab joogsiga qareennada iyo wafdiga ku matalaya dhageysiga dacwaddan taariikhiga ah.
  • user avatar
    Waa guul kale oo u soo hoyatay nabadda iyo shacabka Soomaaliyeed in aan xal ka gaarnay qalalaasihii Muqdisho. Shacabka iyo siyaasiyiinta waxaan uga baahanahay garab. Ciidammadu ma laha muxaafid iyo mucaarad ee waa difaacayaasha qaranka ee ha ku noqdaan barahoodii. #NABAD
    00:00
  • user avatar
    I would also like to acknowledge the President of the Federal Republic of Somalia, H.E @M_Farmaajo for his efforts in the electoral process and for the concessions he made that led to the agreement we are celebrating today. #SomaliaElections2021
  • user avatar
    وصلت مساء اليوم إلى العاصمة الكويت ، لأداء واجب العزاء بوفاة المغفور له سمو أمير الكويت الراحل الشيخ صباح الأحمد الجابر الصباح نيابة عن الصومال قيادة وشعبا.
  • user avatar
    Waxaan hambalyo u dirayaa Mudane Xamse Cabdi Barre, oo Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud maanta u magacaabay in uu noqdo Ra’iisul Wasaaraha 21aad ee JFS. Waxaan Ra’iisul Wasaaraha magacaaban u rajeynayaa guul.
  • user avatar
    Farxad ayay ii tahay in aan maanta daahfuray Hay’adda Tayo-dhowrka Soomaaliyeed oo hubin doonta tayada badeecooyinka kala duwan ee dalka la keeno.
    00:00