Waxaa sharaf weyn ii ah inaan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, kala qeybgalo daah-furka mashaariicda horumarineed iyo xarumaha dowladeed ee maanta laga hirgeliyey magaalada Jowhar, halka mashaariic kale oo muhiim ahna la
Hon. Mohamud Beenebeene
952 posts
Minister of Planning, Investment & Economic Dev’t of the FGS. Federal MP, House of the People. Retweets aren’t Endorsements.
- Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), oo maanta loo doortay Hoggaamiyaha Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, kadib doorasho ka dhacday magaalada Baydhabo. Waxaan u rajeynayaa inuu Alle ku guuleeyo mas’uuliyadda culus ee loo
- Ciidul Adxaa Mubaarak 🌙 Waxaan dhammaan ummadaha Muslimiinta ah, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed, ugu hambalyeynayaa munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaa. Waxaan Alle SWT ka baryayaa inuu ciiddaan ciiddeeda nagu gaarsiiyo caafimaad, nabad, bashbash iyo barwaaqo, isla
- Today, I welcomed the President of the North Eastern State of Somalia, H.E. Abdulkadir Ahmed Aw-Ali Firdhiye, and his delegation to @MoPIED_Somalia. Our discussions focused on strengthening intergovernmental development cooperation, advancing the implementation of Somalia’s
- I was pleased today to meet with Ambassador @ItalyinSomalia, H.E. Pier Mario Daccò Coppi, and his delegation to discuss strengthening Somalia–Italy cooperation. Our discussions focused on aligning Italy’s support with Somalia’s #NTP2025_2029, strengthening coordination,
- Waxaan bogaadinayaa ansixinta Golaha Wasiirrada ee Heshiiska Soomaaliya iyo Boqortooyada Sacuudi Carabiya ee dhiirrigelinta iyo ilaalinta maalgashiyada, kaas oo xoojinaya iskaashiga dhaqaale, kor u qaadaya kalsoonida maalgashiga, isla markaana furaya fursado cusub oo koboc iyo
- Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan dhallinyarada Soomaaliyeed munaasabadda 15-ka Maajo — Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed iyo sanad-guurada 83-aad ee aas-aaska Ururkii SYL. 15-ka Maajo waa maalin astaan u ah waddaniyad, midnimo iyo halgankii dhallinyaradii
- Hambalyo shacabka reer Koonfur Galbeed oo maanta la shaaciyay natiijada doorashadii qof iyo cod ee 10-kii Maajo 2026. Doorashadan ayaa noqotay tusaale dimuqraadiyadeed oo muujisay biseyl siyaasadeed iyo awoodda codka shacabka Soomaaliyeed. Hambalyo dhammaan xisbiyadii ka
- Congratulations to the people of South West State for demonstrating democratic maturity and making your voices heard through direct elections based on one person, one vote. Today’s peaceful participation is a strong message that Somalis are ready for genuine representation,
- Warm congratulations to the European Union and the people of its member states on Europe Day. This day stands as a symbol of unity, peace, cooperation, and shared prosperity. Somalia highly values its strategic partnership with the EU and appreciates its continued support for
- At the EU–Somalia Partnership Dialogue in Mogadishu today, we reaffirmed Somalia’s commitment to delivering the #NTP2025_2029 through bold economic reforms, stronger private sector-led investment, and strategic partnerships aligned with our national development priorities. Our
- Berri, shacabka Koonfur Galbeed Soomaaliya waxay codkooda ku dooranayaan mustaqbalka deegaannadooda iyo dalka. Doorashadu waa tiirka dimuqraadiyadda iyo matalaadda shacabka. Waxaan ugu baaqayaa codbixiyeyaasha inay si nabad ah uga qeyb qaataan doorashada, una codeeyaan aragti
- Waxaan hambalyo kal iyo laab ah u dirayaa dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed, meel kasta oo ay joogaan, munaasabadda 1-da Maajo, Maalinta Shaqaalaha Adduunka. Waxaan bogaadinayaa dhabar-adayga, dadaalka iyo doorka muhiimka ah ee ay ka qaataan dhismaha qaranka, dardargelinta































