user avatar
BBC News Somali
@BBCSomali
Waa bogga BBC News Somali Twitter. Kala soco wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya iyo caalamka @BBCSomali ama bbcsomali.com
London, UK
Joined December 2008
  • user avatar
    Shirkadda Oscar oo dharbaaxo kulul ku dhufatay Will Smith. bbc.in/3Kp96Bf
  • user avatar
    Salman Khan iyo Katrina Kaif oo la kulmay xubna ka tirsan dowladda Turkiga bbc.in/3h1VXS4
  • user avatar
    Gabadh Soomaali ah oo fursad ay ka weysay qurbaha ka samaysay magaalada Hargaysa.
    00:00
  • user avatar
    Jaamac Qaalib: Isagoo aan dugsi Quraan, iskuul iyo jaamacad dhigan ayuu noqday bare jaamcadeed
  • user avatar
    Shah Rukh Khan oo u gurmaday cunuggii damcay inuu kiciyo hooyadiis oo dhimatay bbc.in/36PJSJl
  • user avatar
    3 filim oo Shah Rukh Khan uu uga yaabiyay Bollywood-ka - bbc.in/3StbT1d
  • user avatar
    Fayraska Corona: ka badbaadi naftaada iyo tan bulshada
    00:00
  • user avatar
    Cadar Yuusuf oo Soomaaliya ku mataleysa tartanka quruxda ee Ardayda Jaamacadaha Afrika ee 2019. Halkan ka daawo ➡️bbc.in/2AgsU7I
    00:00
  • user avatar
    Dhagayso gabadh Soomaaliyeed oo u tartamaysa abaalmarinta nabadda adduunka ee Nobel-ka.
    00:00
  • user avatar
    Iqra Ismaaciil waxay magaalada London ka aasaastay koox kubadda cagta ah oo u gaar ah gabdhaha, waxa ku dhaliyey iyo sababta ka dambeysay daawo muuqaalkan.
    00:00
  • user avatar
    Mascuud Ozil oo Soomaaliya ugu deeqay raashin Af-fur ah bbc.in/2WoKUHu
  • user avatar
    Muuse Biixi : Madaxweynaha Soomaaliya in uu yimaado Hargeysa waxay kasoo horjeeddaa xeerarka caalamiga ah.
    00:00
  • user avatar
    Ciyaaraha Olombikada in ay ka qeyb gasho ayay raja ka qabtay, iminkase Fayraska corona dartii guriga ayay ku tababarataa. Caaisha Afrax @aishaafrah ayaa la kulantay feeryahan Ramla Cali @somaliboxer
    00:00
  • user avatar
    Laantan meel fog baa laga keenay. bbc.in/2NDXW3a Jimce Wanaagsan