3. Dhisidda Guddi amni wadaag ah, xubnihiisuna koobanyihiin si sirta u dhowrsanaato, hoostagana xafiiska Madaxweynaha, oo la falgala xaaladda.