Dr Fawziya Abikar
2,167 posts
Mum, Public Health Advocate, Fmr Minister of Health & Social Care of Somalia πΈπ΄| Social Justice | Health Equity | Retweets β endorsements
Rome, Lazio
Born February 9
Joined April 2017
- Ka dib karantiil iyo baaritaan aan ku samaynnay muwadaniintii afarta ahayd ee ka yimid dalka china usbuucii hore waxa aan xaqiijinayaa in mid ka mid ah muwaadiniintaas laga helay cudurka caabuqa faafan. Wasaaraddu waxay ka shaqaynaysaa xakamaynta cudurka.
- Ramadan Kareem to all! May the Almighty help us overcome this Pandemic. Peace & Prosperity to our people!
- Waxaa kamid ah dadka laga helay cudurka labo sarkaal oo shaqaalaha Wasaaradda caafimaadka ah taas oo qasab ka dhigaysa dhammaan dadkii la shaqaynayay ama xariirka la lahaa inay karantiil galaan inta laga xaqiijinayo baaritaanka.
- Xakamaynta faafidda cudurka COVID19 ee sanadki tagay waxa qayb wayn ka qaatay xayiraado laguso rogay guud ahaan wadanka. Markale waxa aan so jeedinay in xayiraadihi lasoo rogo si looga hortago faafidda heerkeedu si kordhayo ee hadda aan arkayno.
- Waxaa soo kordhay laba (2) xaalad ee COVID 19. Qof waa muwaadin soomaali ah iyo qof shaqaale UN ka ee Xalane. Tirada guud ee la xaqiijiyay: 7. Waxaa ka bogsooday:1 @TheVillaSomalia @HassanAKhaire 2 new positive cases of COVID 19 in Somalia. Total: 7
- The first outbreak was managed largely thanks to a lockdown and closure of all school and universities. We have again submitted and advised for these same restrictions and measures. Regardless we advise all parents to NOT send their kids to school and follow the health guidelines
- Great pleasure 2 see rehabilitated delivery rooms of Banadir Mother &Child hospital- Mogadishu. Monthly, an average of 400 to 500 women deliver there with zero cost. Duty to provide basic rights of women. Thanks to @Aics_Mogadiscio @ItalyinSomalia @MoH_Somalia @SomaliaUNFPA
00:00 - Ilaahay ha u naxariistee waxaan xaqiijineynaa geerida qofkii u dhintay cudurka COVID 19. Waxaa kaloo isla galabta la xaqiijiyay 4 xaaladood ee cudurka. Waa faafida bulshada dhexdeeda. Fadlan raaca talooyinka caafimaad si cudurka loo xakameeyo.
- Ilaahey ha badbaadiyo reer Qardho. Waan ka xunahhay dhibka soo gaaray. Waa inaan u gurmanaa walaalaheen. #Somalia #GurmadkaQardho








